Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay codka uu Golaha Guud ee QM ku ansixiyay xubinimada Falastiin?


Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa. Golaha ayaa usoo jeediyay Golaha Ammaanka in uu arrintan si wanaagsan dib ugu eego.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Madal

XS
SM
MD
LG