Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood ka taagan barnaamijyada ka hortagga-xagjirnimada ee Australia


Haweeneydii ugu horeysay oo Muslim ah oo xubin ka noqota baarlamaanka federaalka Australia ayaa difaaceysa barnaamijyada ka hortagga-xagjirnimada.

Arrintan ayaa imanaysa ka dib markii booliisku ay toogteen wiil dhallinyaro ah oo nin tooreey ku dhuftay dhamaadkii toddaabdka.

Maamulka Gobolka Galbeedka Australia ayaa sheegay in wiilkan oo 16 jir ah uu tan iyo markii uu 14 sano jir ahaa uu qeyb ka ahaa barnaamij looga hortagayo xagjirnimada oo dhanka Internet-ka ah.

Warbixintan waxaa Sydney ka soo diray wariyaha VOA-da Phil Mercer, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aden.

Dood ka taagan barnaamijyada ka hortagga-xagjirnimada ee Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG