Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabadaha ay la kulmaan dadka bixiya xogta musuq-maasuqa ee Koonfur Afrika


Martha Ngoye waxay ahayd agaasimaha fulinta sharciga ee Wakaaladda Tareenada ee Dawladda Koonfur Afrika, ka dib markii ay banaanka keentay qandaraasyo dawladeed oo ku kacaya malaayiin dollar.

Balse halkii ay ahayd in lagu tixgeliyo musuqa ay banaanka keentay, waxaa laga eryey shaqadii ay haysay, hase ahaatee waxay loollan adag oo sharci oo wakhti qaatay ay u gashay sidii ay shaqadeeda u heli lahayd.

Waayo aragnimada Martha waxay muujinaysaa caqabadaha ay la kulmaan dadka banaanka keena xogaha kala duwan, ee ku sugan dalka Koonfur Afrika.

Warbixintan waxaa diyaarisay Ihsaan Haffejee, waxaa inoosoo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Caqabadaha ay la kulmaan dadka bixiya xogta musuq-maasuqa Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG