Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Netanyahu oo sheegay inuu xiri doono xafiiska Aljazeera ee Israa'iil


Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu albaabada isugu dhufan doono xafiiska uu Telefishanka Aljazeera ee laga leeyahay dalka Qatar, ku leeyahay gudaha Israa’iil.

Netanyahu ayaa raacaya sharci cusub oo ay soo saartay Israa’iil, kaas oo xukuumadda awood u siinaya inay tallaabo ka qaaddo hay’adaha warbaahineed ee ajnebiga ah ee halista ku noqda amniga qaranka ee dalkaas.

Weriyaha VOA Linda Gradstien ayaa warbixintan ka soo dirtay Qudus, Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innoosoo koobaya.

Netanyahu Aljazeera
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG