Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo hadheeyeen, gargaar bini'aadanimo oo la geeyey marinka Qaza.
Ciidamada Israa'iil ayaa la sheegayaa inay rasaas ku fureen dadka, taas oo xaaladda uga sii dartay.
Warbixin ay wakaaladaha wararku arrintan ka qoreen waxaa innoo haya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Madal