Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo dadaal ugu jira soo saarista buundo weyn oo markab uu dumiyay


Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa ku biiray howsha baaxadda leh ee ka socota dekedda Baltimore ee Gobolka Maryland, taasoo talaadadii ku burburtay Markab weyn oo ku dhacay mid ka mid ah tiirarkii ugu muhimsanaa Buundada.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee AP waxaa inoo soo koobaya Ibrahim Xassan Garabeey Daandureey.

Howlaha buundadii weyneyd ee ku burburtay Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG