War Deg-Deg ah

Xeebta Liido iyo xuusaha jaceyl ee lamaanaha


Xeebta Liido iyo xuusaha jaceyl ee lamaanaha

No media source currently available

Hal abuurka wiil dhallinyaro ah uu ka sameeyay xeebta Liido ayaa soo jiitay lamaaneyaal badan, kuwaas oo u taga si uu ugu sameeyo xusuuso waara oo jaceyl. Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Madal

XS
SM
MD
LG