Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ku baaqday in magdhow laga bixiyo addoonsigii Atlantic-ga


Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ku baaqay in magdhow laga bixiyo ka ganacsigi dadka la addoonsadey ee laga soo gudbiyay badda Atlantic-ga, si wax looga qabto dhaxalka ay arrintasi ku reebtay bulshad hadda oo ay ka mid tahay cunsiriyad ka jirta nidaamyada.

Warbixintan oo ay qortey Reuters waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

QM oo ku baaqday in magdhow laga bixiyo addoonsigii Atlantic-ga
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG