Washington —
Marka laga hadlayo warbaahinta, hababka kala duwan ee warka loo tabiyo ayaa xilliyo duwan soo bilowday.
Warbaahinta qoran ama wargeysyada ayaa adeegsigooda lasoo bilaabay kun iyo shantii boqol (1500), halka raadiyowgana la bilaabay 1800-kii.
Telefishinka ayaa isna soo bilowday horraantii 1927-kii, halka wararka lagu baahiyo baraha internetkana la bilaabay 1991-kii.
Haddaba barnaamijkan gaarka waxaan maanta ku eegaynaa nooc kale oo warbaahineed, kaas oo lagu magacaabo Podcast iyo sida bulshada Soomaalidu ay u adeegsato.
Podcast waxaa lagu tilmaami karaa “Madal Warbaahineed” oo internet-ka laga helo.
Maxamed Cabdi Sandhere ayaa diyaariyey warbixintan.
Madal