Moscow —
Tirada dhimashada ee weerarkii lagu qaaday tiyaatarka lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Moscow ee dalka Ruushka ayaa kor u dhaaftay 130 qof, iyadoo masuuliyiinta Ruush-kuna ay xireen afar qof oo falkaasi loo tuhunsan yahay inay gaysteen.
Madaxweynaha Ruush-ka Vladimir Putin ayaa isaguna sheegay in afartaais qof la soo qabtay iyagoo u baxsanayay Ukraine.
Warbixin ay wakaalada wararka ee Associated Press ka qortay waxa inoo soo koobaya Abdi hakin Shirwac.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal