Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday Moscow oo sii kordhay

Russia Shooting
Russia Shooting

Ruushka ayaa sheegay in 115 qof ay ku dhinteen in ka badan 145 kalana ku dhaawacmeen, ka dib markii ay rag hubeysan xalay rasaas ku fureen dad ku sugnaa shaleemo ruwaayad lagu daawanayay gudaha dalka Ruushka.

Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Xassan.

Khasaaraha weerarkii Moscow oo kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG