War Deg-Deg ah

Gabdhaha Muqdisho oo xiiseynaya wadidda baabuurta


Gabdhaha Muqdisho oo xiiseynaya wadidda baabuurta

No media source currently available

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanaya gabdhaha xiiseynaya inay bartaan sida loo wado baabuurta. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Madal

XS
SM
MD
LG