Maxaa xal loogu la’yahay fatahaadaha Beledweyne?
Inkasta oo la fuliyay mashaariic ay malaayiin dollar ku baxday oo la doonayay in biyaha looga celiyo magaalada; haddana ugu yaraan sanadkiiba mar ayaa fatahaad looga baxaa Beledweyne. Sababtu maxay tahay? Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ka warramaya
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal