War Deg-Deg ah

Wadahadallada xabbad-joojinta dagaalka Xamaas iyo Israa'iil oo dib u bilaabanaya

Displaced Palestinians walk amid the rubble of houses destroyed by Israeli bombardment in Hamad area, west of Khan Yunis in the southern Gaza Strip, March 14, 2024.
Displaced Palestinians walk amid the rubble of houses destroyed by Israeli bombardment in Hamad area, west of Khan Yunis in the southern Gaza Strip, March 14, 2024.

Wadahadallada hakadka galay ee loogu talagalay in lagu xaqiijiyo xabbad-joojinta dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ayaa la filayaa in ay ka bilowdaan Qatar maanta oo Axadda ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiin Masaari ah.

Warbixintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Wadahadallada xabbad-joginta Gaza

No media source currently available

XS
SM
MD
LG