Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aragtida reer Galbeedka ee doorashada Ruushka


UKRAINE-CRISIS/RECOGNITION-PUTIN-ADDRESS
UKRAINE-CRISIS/RECOGNITION-PUTIN-ADDRESS

Doorashada waddanka Ruushka ayaa gashay maalintii ugu dambeysay, waxaa la filayaa inuu si dhib yar ugu guulaysan doono madaxweynaha taladda dalkaasi hayey wakhtiga rubuc qarnig ah ee Vladimir Putin.

Dowladda Ruush-ka ayaa cadaadis weyn ku haysa kooxaha xuquuqul insaanka iyo warbaahinta waxaan yar xisbiyo siyaasadeed oo cabiri kara aragtidooda .

Qoraaga Faarax Aw Maxamed ayaa uga waramay Sahra Cabdi Axmed aragtida reer Galbeedka iyo doorashada Ruushka.

Aragtida ree Galbeedka ee doorashada Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG