Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayuu dagaalka Ukraine u saameeyey xiriirka Ruushka iyo Afrika


FILE PHOTO: Russia's President Putin and Burkina Faso's interim President Traore meet in St Petersburg
FILE PHOTO: Russia's President Putin and Burkina Faso's interim President Traore meet in St Petersburg

Dagaalka Ukriane ayaa saamayn ku yeeshay xiriirka Afrika iyo Ruushka. Bishii Febraayo ee 2023-kii, Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar ku baaqaya in Ruushka uu joojiyo duullaanka uu ku hayo oo uu ciidamadiisa kala baxo Ukraine.

28 dal oo Afrikaan ah ayaa si wadajir ah u taageeray Ukraine iyagoo u codeeyay qaraarka. 17 dal oo Afrikaan ah ayaa ka aamusay ama diiday qaraarka. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo faahfaahinaya Xuseen Barre.

Xiriirka sii kordhaya ee Ruushka iyo Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG