Nairobi —
Todobaadkii aynu soo dhaafnay waxaa dunida laga xusay maalinta afka hooyo oo looga gol leeyahay in lagu abuuro wacyiga ku saabsan kala duwanaanta luqadaha iyo dhaqanka, iyo sidoo kale kor u qaadista luqadaha badan.
Markii ugu horeysay ee UNESCO ay ku dhawaaqday in la xuso maalintan waxey ahayd 17-kii Noofambar 1999, waxaana si rasmi ah ay u aqoonsaday Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
2002-dii
Hadaba wariyaha VOA Nairobi Intisaar Saalax Xuseen ayaa ka wareysatay Dr. Abdislaam Adan oo ah agaasimaha collage-ka Macrifa, islamarkaana ah bare ahmiyadda luuqadda hooyo, muhiimadda ay leedhayay in luuqadda hooyo la ilaaliyo lana baro caruurta.
Madal