Saraakiil ka socota wadamada galbeedka Afrika ee ku bahoobay Dallada ECOWAS ayaa Khamiistii ku kulmay caasimadda dalka Nigeria ee Abuja si ay uga wada hadlaan ka bixitaanka ay ECOWAS toddobaadkii la soo dhaafay ka baxeen wadamada Mali, Burkina Faso iyo Niger.
ECOWAS ayaa sidoo kale ka hadleysa sidii xal loogu heli lahaa mushkilad ka taagan dalka Senegal, halkaasi oo u madaxweynuhu dib u dhigay doorashada.
Timothy Obiezu ayaa warkan ka soo diray Abuja, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.
Madal