Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta sii kordheysa ee xiisadda Badda Cas


FILE PHOTO: Energy traders, shippers grapple with Red Sea fallout
FILE PHOTO: Energy traders, shippers grapple with Red Sea fallout

Xiisadda ka taagan Badda Cas ayaa walaac badan ku abuurtay guud ahaan caalamka gaar ahaanna Geeska Afrika, ka dib markii ay sii xoogaysteen weerarrada Xuutiyiintu ay la beegsanayaan maraakiibta u socota Israel, arrintaas oo uu maraykanku tallaabo militari kaga jawaabay.

Tallaabooyinka milatari ee ay qaadeen Maraykanka iyo Britain ayaa laga cabsi qabaa in ay abuurto dagaal ka dhan ah Iran oo Xuutiyiinta taageerta. Waxaa sidoo kale dhici karta in Ruushka oo ay xulufo yihiin Iran uu ku biiro dagaalka.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Saameynta xiisadda Badda Cas
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG