Washington —
Barnaamijka Arrimaha Islaamka waxa uu maanta ku saabsan yahay xiisadda cusub ee ka dhex-taagan Mareykanka iyo Iran kadib markii weerar ay fuliyeen kooxo shiico ah oo ku xiran Tehran, kana dhacay Jorday, lagu dilay askar Mareykan ah.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal