Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayay Koonfur Afrika uga falcelisay go'aankii Maxkamadda ICJ?


Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday kiis dacwo ah oo ay ka gudbisay Israel.

ICJ ayaa shalay xukmisay in Israel ay qaaddo tallaabooyin ay uga fogaaneyso dhimashada dadka rayidka ah ee Qaza, islamarkaana ay u oggolaato gargaarka bani'aadnimo.

Cyril Ramaphosa waxa uu sheegay in Koonfur Africa ay dhinaca kale si weyn uga niyad jabsantahay in maxkamadu aysan Israel ku amrin in ay si deg deg ah xabadda u joojiso.

Kate Bartlett ayaa warbixintan ka soo dirtay Johannesburg, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaana soo jeedinaya.

Koonfur Afrika oo ka hadashay go'aanka ICJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG