Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaac laga muujiyay danaha Ruushka ee Afrika


(FILES) Farmers harvest wheat in the southern Russian Rostov region, some 1,5 km off the border with the self-proclaimed Donetsk People's Republic (DNR) in eastern Ukraine, on July 7, 2022.
(FILES) Farmers harvest wheat in the southern Russian Rostov region, some 1,5 km off the border with the self-proclaimed Donetsk People's Republic (DNR) in eastern Ukraine, on July 7, 2022.

Ruushka ayaa ka mid ah dalalka dunida ee ugu soo saarka badan qamadiga, iyada oo qaaradda Afrika ay tahay halka ugu baahida badan qamadiga.

Arrintan ayaa walwal ku abuurtay dalalka reer galbeedka oo walaac ka muujiyay in Ruushku uu uga faa’idaysanayo wax soo saarkiisa qamadiga si uu diblomaasiyad ahaan cadaadis ugu saaro dalalka Afrika ee uu saameeyay isbedelka cimilada.

Xuseen Barre ayaa arrimahan ka waraystay Jaamac Faarax Xasan oo ah aqqoonyahan ka faallooda arrimaha siyaasadda kuna sugan Jabuuti.

Falanqeyn: Qamadiga Ruushka ee Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG