Marekanka ayaa duqeyn kale la beegsaday gantaalo ay leeyihiin Xuutiyiinta ka hor inta aan lagu weerarin maraakiibta mareysa Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Laakiin inkastoo duqeynta Mareykanka ay meesha ka saareyso halista Xuutiyiinta, haddana saraakiisha Mareykanka ayaa qaba in kooxdan taageeradan ka hesha Iran ay u muuqato mid aan quusaneyn.
Wariyaha VOA-da arrimaha ammaanka Jeff Seldin ayaa warbixitan nooga soo diray Aqalka Pentigon-ka. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal