Kampala —
Waxaa magaalada Kampala shalay ka dhacay kulan ay lahaayeen isbaheysiga wadamada ay siyaasadoodu dhex-dhexaadka tahay oo ay ku jiraan Austria, Costa Rica, Finland, Ireland, Japan, Liechtenstein, Malta, Mexico, Monaco, San Marino, Sweden iyo Switzerland.
Kuulankan waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.
Shirka ayaa diiradda lagu saarayay doorka dalalkan dhex-dhexaadka ah ay ka qaadan karaan horumarinta, wada-hadalka, Iskaashiga iyo nabadda adduunka.
Wariyaha VOA-da Khadar Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal