Milatariga Maraykanka ayaa weerar kale ku qaaday goobaha gantaallada laga soo tuuro ee ku yaalla deegaanada ay maamulaan Xuutiyiinta Yemen.
Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii weerar ay Xuutiyiintu qaadeen gelinkii dambe ee Arbacadii uu waxyeelo u geystay markab ganacsi oo Maraykanku leeyahay oo marayey Gacanka Cadmeed.
Warbixin ay qortay wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka Carla Babb, waxa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal