Garissa —
Waxaa sare u sii kacaya tirada kiisaska kufsiga ka dhacaya Gobalka waqooyi bari Kenya, xili ay dacwado kala duwan oo arrimaha la xiriira ay horyaallaan maxkamadaha gobolka, ayaa haddana waxaa hareer socda, in odayaasha dhaqanku ay maxkamadaha hareer wadaan nidaam kale oo ay doonayaan inay kiisaska kaga saaraan maxkamadaha oo ay ku xalliyaan xeer dhaqameed.
Weriyaha VOA ee Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ku eegaya.
Madal