Davos —
Magaalada Davos ee dalka Switzerland waxaa ka socda shirka sanadlaha ah ee Dhaqaalaha Adduunka oo Axaddii halkaasi ka furmay.
Shirkaas ayaa sanadkan waxaa hareeyay colaadda dunida, gaar ahaan dagaalka Gaza, isbedelka cimilada adduunka, dhaqaalaha adduunyada iyo halista garaadka macmalka ah.
Maxamed Colaad Xassan ayaa shirkan ka wareystay Mustaf Bashiir Xaaji Goobdoon oo ah wariye deggan dalka Switzerland.
Madal