Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuutiyiinta oo mar kale weeraray maraakiibta gacanka Cadmeed


Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee gacanta ku haysa caasimadda Sanca iyo qaybo ka mid ah xeebaha Badda Cas ee Yemen, ayaa weerar ku qaaday markab kale oo marayey gacanka Cadmeed, ka dib markii ay dalkaasi ka dhaceen weerarro dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay.

Hogaamiyaha ugu sareeya ee Iran ayaa ku dhiiri galinaya Xuutiyiinta, oo u adeegaya sida wakiilka Iran ee gobolka, inay sii wadaan weerarrada ay ku hayaan maraakiibta Maraykanka iyo kuwa reer galbeedka.

Weerarada noocaan oo kale ah ayaa khatar ku ah inay sii xumeeyaan xiisadaha ka taagan gobolka iyo dhaqaalaha jilicsan ee dowlado badan oo ku yaala gobolka.

Wariyaha VOA-da Edwanr Yeranian ayaa noo diyaariyay warbixin dheer oo arrintan ku sasaban.

Weerarrada Xuutiyiinta ee Gacanka Cadmeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG