Sudan —
Dowladda Sudan ee ay ciidamadu maamulaan ayaa Sabtidii diiday casuumaad la xiriirta in ay ka qeybgalaan shir madaxeedka dalalka IGAD oo ka dhacaya dalka Uganda. Militariga ayaa si adag u canbaareeyey Qaramada Midoobay oo ay sheegeen in ay wada shaqeyn la yeelatay taliyaha ciidamada RSF ee uu dagaalku kala dhexeeyo.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya warkan.
Madal