Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo markale beegsaday Xuutiyiinta Yemen


U.S.-led coalition operation strike military targets in Yemen
U.S.-led coalition operation strike military targets in Yemen

Mareykanka ayaa duqaymo kale oo dheeraad ah xalay ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin Xuutiyiinta dalka Yemen. Duqaymahan oo dhacay habeenkii labaad ee xiriir ah ayaa Marayanka iyo xulafadiisa ay kaaga jawaabayeen weerarrada ay Xuutiyiintu ku qaadeen qaar ka mid ah maraakiibta maraysa Badda Cas. Warbixin uu VOA u diyaariyey Jeff Seldin waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Wararkii ugu danbeeyey ee duqeymaha Mareykanka ee ka dhanka ah Xuutiyiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG