AMMAN, JORDAN —
Diblomaasi u dhashay Sucuudiga ayaa toddobaadkan sheegay in dalkiisu uu xiriir caadi ah la samaysna doono Israaiil keliya hadidi ay dhabooobo hannanaka in laba waddan oo jaar ah ay kala yeeshana Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.
Safiirka Sacuudiga ee Britain Amiir Khalid bin Bandar ayaa u sheegay Idaacadda BBC 4 in boqortooyda Sacuudigu ay doonaysay nabad ay la gasho Israa'iil tan iyo hindisaha nabadeed ee Carabta ee 2002-dii balse aysan noqon doonin "mid wax u dhibta shacabka Falastiin".
Dale Gavlak ayaa warbixintan inoo haya.
Madal