London —
Xoghayaha Arrimaha Dibbada Britain David Cameroon, ayaa sheegay inuu walaac ka qabo inay dhici karto in Israel ay jabisay shuruucda caalamiga ah, dagaalka Qaza. Cameroon ayaa hadalkan ka seegay xilli su’aalo lagu weydiinayey aqalka hoose ee Baarlamanka Britain.
Warbixin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy, wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Madal