London —
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay hadallo ay dhawaan sheegeen wasiirro ka tirsan Israa'iil, kaas oo ahaa in Falastiiniyiinta dib u dejin loogu sameeyo meel ka baxsan Gaza.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal