Maanta waa 31-ka Diisambar sannadka 2023-ka, waana maalintii ugu dambaysay sannadkan 2023-ka. Maalintii shalay waxaad dhagaysateen barnaamij aan ku faaqidnay dhacdooyinkii waaweynaa ee sannadkan sii dhammaanaya ka dhacay Soomaaliya. Maantan waxaan idiin soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee caalamka ka dhacay. Waxaa soo wada jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.
Madal