Doha —
Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da ayaa u duulay Bariga Dhexe, si uu wadahadal ula yeesho mas'uuliyiinta Israel iyo Qatar, isaga oo ka dhawaajiyay suurta-galnimada heshiis xabbad-joojin cusub ah iyo sii deynta la haystayaasha Gaza.
Booqsahadan ayaa imanaysa iyada oo xoghayaha difaaca Mareykanka uu hoggaamiyeyaasha militariga ee Israel kala hadlay xiisadda.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Associated Press diyaarisay, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Madal