Washington —
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan marti ku ah General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), taliyihii hore ee booliska Soomaaliya. Caasha Ibraahim Aadan ayaa ku wareysatay magaalada Columbus ee gobolka Ohio.
Madal