London —
Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey dadka muhaajiriinta ah ee ka imanaya Afrika oo kor usoo kacaya, kadib markii xukuumadda cusub ee milatariga ee Niger ay beddeshay sharci horey dambi uga dhigayey in muhaajiriinta loo fududeeeyo dhexmarkooda waddankaas.
Henry Ridgwell ayaa warbixintan inooga soo diray London.
Madal