Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koox 'burcad ah' oo doon kale ku afduubatay xeebaha Puntland


Doon nooca kalluumaysiga ah oo Iran laga leeyahay ayaa shalay koox Burcad ah ay ka afduubteen xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari, waxaana ciidamada dhanka Badda ee Puntland sheegeen in ay ku bexeen, laakiin wali wax war ah kama soo bixin afduubka doontan.

Waa doontoo labaad ee kalluumaysi oo Iran ay leedahay laba todobaad gudahood koox burcad ay kaga afduubtaan bariga Soomaaliy.

Gudoomiyaha Degmada Qandala Axmed Yuusuf Khuurshe ayaa weriyaha voa Faadumo Yaasiin Jaamac ayuu uga waranay sida doonta loo qaafalay.

Burcad doon kale afduubatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG