Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Ontario oo taageertay in imtixaan laga qaado macallimiinta

Maxkamadda sare ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa maamulka gobolkaas ku raacday in macallimiinta dhiga dugsiyada hoose ilaa sare laga qaado intixaan lagu ogaanayo aqoontooda dhanka xisaabta, kahor inta aanan la shaqaaleysiinin.

Gobolka Ontario waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada, waxeyna kamid yihiin macallimiinta ay saameyneyso arrinkan.

Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaji ayaa warbixintan inoo haya.

Warbixinta macallimiinta Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG