Washington —
Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa goor dambe oo Talaadadii ah u codeeyay in uu si adag u canbaareeyo Xildhibaanadda Dimuqraadiga ah ee Rashida Tlaib oo laga soo doorto gobolka Michigan ahna qofka kali ah ee Falastiiniyad Mareykan ah oo ka tirsan Koongareeska.
Waxa ay tallaabadan u qaadeen hadalladeeda la xiriira dagaalka Israel iyo Xamaas.
Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka AP waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
RASHIDA TLAIB
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal