Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: 100 sano kadib aas-askii Jamhuuriyadda Turkiga


Waddanka Turkiga ayaa looga debbaal-degay sannadguuradii 100-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga, taas oo isbeddelladeeda siyaasadeed iyo casriyeynteeda uu hormuud ka ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Mustafa Kemal Atatürk.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in 100 sanno kadib ay Jamhuuriyadda Turkiga ku jirto waxa uu gu yeeray 'gacan ammaan ah.'

Haddaba barmnaamijka Bandhigga VOA oo todobaadkan ku saabsan 100-guurada ka oo wareegtay aas-aska Jamhuuriyadda Turkiga, waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

BANDHIGGA VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:17:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG