Washington —
Dalka Rwanda waxa uu ka mid yahay dalalka ugu baaxadda yar qaaradda Afrika, laakiin waxa uu safaka hore kaga jira dhinaca dhaqaalaha iyo Tignaloojiyadda casriga ah.
Horumarka dhaqaalaha Rwanda ayaa ku soo beegmaya iyada oo uu sii xoogaysanayo iskaashiga dhaqaale ee uu dalkaasi la wadaago Shiinaha. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Madal