Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan xaaladda magaalada Gaza


Aftermath of an Israeli strike in Khan Younis
Aftermath of an Israeli strike in Khan Younis

Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin in ka badan 3,500 oo qof ayaa lagu dilay in ka badan 12,000 waa lagu dhaawacay magaalada Gaza tan iyo toddobadii bishan October, iyada oo intaas ku dartay in 69 qof oo kalena waxay ku dhinteen Daanta Galbeed, halka 1300 ay ku dhaawacmeen.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shalay tagay Isreal waxa uu si cad taageero ugu muujiyay Israel. Wadamada Carabtuna waxay arrinta Qaza ka lahaayeen shirar.

Ibrahim Xassan Daandureey ayaa arrintan ka wareystay Sheekh Xassan Al-Basri oo ka fallooda siyaasadda iyo arrimaha carabta, barena ka ah Jaamacadda al-Axqaaf ee dalka Yemen.

Falanaqeyn ku saabsan xaaladda Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG