Qudus —
Colaadda u dhaxaysa Israiil iyo Xamaas ayaa weli meel cakiran maraysa iyadoo Ra’iisulWasaaraha Isra’iil uu ku hanjabay inuu burburin doono ururka Xamaas, ciidamana Isra’iil ay dhoobtay xuduudda Gaza.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Isniinta maanta ah dib ugu laabtay Israil, kadib safar uu kusoo maray lix waddan oo ay ku jiraan Sucuudiga iyo Masar.
Wararkii ugu dambeeyey ee xaladda Bariga Dhexe iyo gaar ahaan marinka Gaza waxaa warbixin ay VOA ka diyaarisay inoo haysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal