Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka ee (WFP) ayaa Axaddii soo saartay baaq ay ku dalbanayaan in la sameeyo waddooyin ay mari karaan raashinka gargaarka bani’aadannimo ee la gaynayo magaalada Gaza inta socdo dagaalka Israel iyo Xamas.
Dhinaca kale safaaradda Maraykanka ee ku taalla Qudus ayaa ugu baaqday muwaadiniinta Maraykanka ah ee doonaya inay u soo safraan Israel inay ka fiirsadaan safarkooda, sidoo kale waxay fariimo u dirtay dadka u dhashay Maraykanka ee haatan ku sugan Israel.
Warbixin ay VOA-da arrintan ka qortay soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Madal