Washington —
Madaxweyne Joe Biden ayaa Sabtidii cambaareyey weerarkii lama filaan ahaa ee Xamaas ay ku dishey boqolaal Isaa’iiliyiin ah, waxuuna ku tilmaamey inay dhacdadaasi ahayd mid aan lasii fileyn oo qalbi jab ah sabab na aan lahayn.
Madaxweyne Biden ayaa carabka ku adkeeyey taageerada aan la loodin Karin ee Mareykanka uu la barbar taagan-yahay Israa’iil.
Warbixin ay qortey wariyaha VOA Anita Powel, waxa isha soo marisey Sahra Cabdi Axmed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal