Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo ku eedaysay Suudaanta Koonfureed inay caburinayaan mucaaradka

SUDAN-SSUDAN-CONFLICT-FAMINE-REFUGEES
SUDAN-SSUDAN-CONFLICT-FAMINE-REFUGEES

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay xafiiskeeda Suudaanta Koonfureed ayaa ku eedeynaya dowladdu inay caburineyso mucaaradka iyo xoriyadda hadalka.

Hay'addu waxay sheegtay in xad gudubyada noocan ah ay wiiqayaan isla xisaabtanka iyo dimuquraadiyadda dowladda.

Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi, Xuseen Bare Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Xaaladda xoriyadda ee South Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG