Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf ka dhex-taagan booliska hubka qaata iyo dowladda UK


Dowladda Britain ayaa ka codsatay in ciidamada milatariga ay qayb ka qaataan howlihii ay booliiska hubka qaataa wadi jireen kadib markii boqolaal askar booliis ahi ay joojiyeen shaqooyin ay ahayd in ay qaataan qoryo.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii askari ka mid ahaa booliska qaata hubka uu lagu riday xukun ka dhashay dil uu u gaystay nin kasoo jeeda dadka madow.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada London kaso direy Wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Khilaaf ka dhex-taagan booliska hubka qaata iyo dowladda UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG