waxaa in ka badan sannad socda hawlgallada milatari ee ka dhanka ah ururka al-Shabaab. Bilihii ugu dambeeyeyna madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugnaa gobollada dhexe ee Soomaaliya si uu dagaalku u abaabulo.
Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle waxa uu laba jeer soo nqoday Wasiirka Warfaafinta dawladaha waddanka soo maray. Haaruun Macruuf ayuu dhowaan uga warramay sida uu u arko dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab iyo qaabka uu ku socdo.
Madal