Tirada dhimashada dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.2 magnitude oo gilgilay qeybo ka mid ah dalka Morocco ee Waqooyiga Africa gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa kor u dhaaftay 1000 (kun) qof, iyadoo tirada dadka ku dhaawacmay ay sii cagcageyneyso in ka badan 1,200 (laba iyo toban kun) oo qof sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Morocco. Kooxda Kubadda Koleyga Soomaaliya ee Gift Stars ayaa ku sugan dalka Morocco halkaasi oo ay kaga qeybgalayaan tartanka horyaallada gabdhaha ee dalalka Carabta.
Qaar ka mid ah hoggaanka kooxda iyo sidoo kale Soomaalida ku nool dalkaas oo ay VOA wax ka weydiisay dhulgariirkan ayaa waxaa warbixintan nooga diyaariyay Maxamed Colaad Xassan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal